Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa galabta la shaaheeyay dadwaynaha Magaaladda Berbera.
Musharraxa ayaa dadwaynaha reer Berbera ugu baaqay inay isdiiwaan galiyaan oo ay qaataan kaadhadhka codbixinta.






