Mustafe Martin oo Lagu Xidhay Hargaysa

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Mustafe Martin oo maalintii shalay yimi Magaalada Hargaysa. Sida Cabdirisaaq Meecaad u cadeeyay Warbaahinta. Mr Meecaad waxa uu intaas ku daray in Markii Boolis ku qabanayay ay la socotay Xaaskiisu balse iyada la Soo daayay. Hadana isaga lagu hayo Saldhiga Dhexe ee Magaalada Hargaysa.
Saab tv
May be an image of 1 person and suit