Magaaladda Hargeysa ee caasimadda Somaliland.oo ay dadkeedu dhisteen iyada oo aan caawimo ka helin beesha caalmka hadana Hargeysa waxa ay isu diyaarisay aqoonsiga iyada oo ka wanaagsan oo amni badan wadama badan oo la aqoonsanyahay.
Hargeisa waxa ay isu diyaarisay in ay soo dhawaysa beesha caalmka iyo cid kasta oo dalka maal gashanaysa.