“Muusaw Barigii uu Taliyihii CIDda ee Xukuumadii Daahir Riyaale Axmed Aw Cali Shabeel uu fariinta ku soo diray in lagaa doonayo Xarunta CIDda waadigii intaad Afka gacanta galisay lahaa “Tollaayeey Axmed Aw Cali Shabeel baa i xidhaya”, waadigii xamiliwaayay fariinta ee Ciidanka hubaysan ku xaraystay Guriga.
Maanta oo Cabdiraxmaan Cirro uu ka badbaaday isku daygii dil ee qorshaysnaa, Ciidankii Ilaalinayayna aad Xeryahoodii ugu yeedhay ma waxaad doonaysay in uu isagoo Shacaba aad gurigiisa ka soo ka xaysataan. Haddii Cid lagu soo eedaynayo Khiyaamo Qaran adigaa Qofka Koobaad noqonaya oo fariin CIDda kaaga timid Ciidan hubaysan Guri ku xaraystay.”
Aftax Jaambiir oo ka Tirsan Xisbigga Waddani.
May be an image of 1 person, beard and standing