” Muuse Biixi telefoon ayuu ku hagaa taliye khadar Laangadhe oo qoyskiisa ah .
Muuse Biixi hadii aan la iska celin ma aha nin xeer ku joogsanaya
Waxay gaadhi doontaa in Muuse Biixi dagaal lagala hor yimaado , ciidamadan uu isku halaynaayo way qeybsami doonan waxaana uu Muuse Biixi sameysan doonaa ciidan u gaar ah
Muuse Biixi kama awood badana Siyaad barre waana la iska celin doonaa
Muuse Biixi waxii uu doono ayaa sharci ah waxii aanu rabin ayaana sharci daro ah , waa nin badheedhay .
Muuse Biixi waa ardey saaqid ah oo aan waxba ka baran waxii Siyaad Barre ku dhacay ..”
Arimahan iyo arimo badan waxaa yidhi Siyaasi Cali Guray oo dood kaga qeyb galay Twitter-ka .