Muuse Biixi waxaan kula talinayaa inuu iscasilo …” Faysal Cali Waraabe
” Mudaharaadka Ceerigaabo Ee aan cidna soo abaabulin, wuxuu muujinaya sida Madaxweyne Muuse u lumiyey kalsoonidii Shacbiga JSL.
Waxan kula talinayaa saaxiibkay
in uu iscasilo , kuna wareejio xilka inta u hadhay Ku Xigeenkiisa.
Si dalka Looga badbaadiyo fawdo iyo buburbur…”
May be an image of 1 person