“Muuse Biixi, wuxuu ku cadaadinayaa Xasan Sheekh inuu la kulmo”
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe sidani yidhi:-
“Waxaan ogaaday in Muuse Biixi ku cadaadinayo Xasan Sheekh Maxamuud in ay wada hadal fool-ka-fool ah uu la yeesho. Wuxuu ku dul ciyaarayaa dab
Haddii ay dib u bilowdaan wada hadallada Somaliland iyo Somalia, waxay dib u bilaabmayaan oo keliya ka dib marka ay qabsoonto doorasho madaxtooyo oo xor iyo xalaal ah, waxaana wada hadalladaasi hoggaamin doona Madaxweyne la doortay oo sharci haysta”