Waa wax aan xishoonayn oo illahay ka baqayn nimankaa xaabada ah ee golaha guurtidu lagu sheegayaa,
Iyagu dantooda ayeey wataan Ina biixina dantiisay wadaan lkn walahi inaanay ka fekerin danta qaranka.
Reer Somalilanow indho iyo caqliba illahay baa ina siiyee yeynaa aqbalin.”
Boqor Cismaan Buur-madow