Writen by Qaran News |

M/weyne Kornayl Muuse Biixi oo Xilal Cusub u magacaabay Hormo ka mid noqon doonta Golihiisa Xukumada +Liiska Xubnaha la magacaabay + Wasaaradaha & Hayadaha

 

TirMagacaXilka
1.Aadan Cabdillaahi Cabdulle Nuur  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta
2.Prof. Maxamed Faarax Xareed Qodax  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska
3.Axmed Abokor Maxamed YuusufAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga
4.Xamda Daahir Afqarshe IsmaaciilAgaasimaha Maamulka iyo Lacagta ee Guddida (Komishanka) Qaranka ee Xakamaynta HIV/AID