Nacasnimadii oo qofa.

Walaalkii waa Wasiirka Maaliyada Sacad Cali Shire. Inkastoo Sacad uu san ahayn qof deegaanada uu u dhashay aan u warhayn oo sida hindida uu isaga shaqaysto, aanad arragtana in walaalkii xataa uusan caawin karin. Hadana waxan uu Naasir Cali Shire sameeyay waa Nacasnimo liidata oo uu sharaftiisa meel kaga dhacay. Naftu Haday Kaa Baxayso Dhareerka waa layska duwaa.

Waxa Qoray Cabdiqaadir Cukaashe