Nin Taageeri Jiray Farmaajo & Midnimada Soomaaliya oo M/weyne Muuse biixi Xil siyaasadeed u magacaabay

Jama Maxamuud Warsame oo xalay Badhasaab ku xigeenka Sanaag loo magacabay ayaa ka mid ah Tageerayasha waawayn ee Madaxweyne hore Farmaajo waxaanu hore ugu baahin jiray Facebuugisa Qoraalo uu Soomaliya iyo qadiyadeeda ku tageerayo.
Kuwani waa qaar ka mid ah Qoraladii Badhasaab ku xigeenku ku tageeri jiray qadiyada Soomaliya.