Writen by Qaran News |

Ninka Adhiga lagala quusto ayay Geela u dirtaan

 

Murti baa ahayd” ninka Adhiga lagala quusto ayay Geela u dirtaan”
Waxa ka dhigan xibigaygii WADDANI oo kuwii KULMIYE u diran waayey waxaro & weelo toona kana mid noqon WADDANI hadana ku mash-quuliyey Madaxdii Xizbiga shuruudo ma dhaleysa halkay ahayd inay ku yimadaan DHUKUS & DHUUMASHO, illeen NABARADII BAABA SII QOYANE. Bal yaabkan eega.
waxa qoray:-
Axmed Yuusuf Ducaale Dhigane