Shir ay iskugu yimaadeen Madax dhaqameedka iyo Odayaasha dhaqanka ee ka soo kala jeeda labadii beelood ee Shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka Ali Saahid ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay Xabad joojin iyo Baaq nabadeed.
Madaxda dhaqanka labada dhinac iyo Ergo hawshaas nabadaynta wada ayaa goobta ku sugan.