Nuxurka Kulankii maanta ee Madaxweyne Biixi & Ergadii Dhexdhexaadinta by Qaran News | Jun 21, 2022 Nuxurka Kulankii maanta ee Madaxweyne Biixi & Ergadii Dhexdhexaadinta “Shaqadiinii maaha tani golaha guurtida ayaa iska leh” Madaxweyne Biixi ayaa sidan u sheegay ergada dhexdhexaadinta ee saaka ugu tegay Madaxtooyada. Share on Social Media twitter facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 572