Latest News

Magaaladda Goday oo kulayl awgii Digaagii dhinteen

Magaaladda Goday oo kulayl awgii Digaagii dhinteen

Ayadoo kulayl aad u daran uu ka jiro deegaannada Soomaalida ee bariga Afrika ayaa wararka ka imaanaya magaalada Godey ee dawlad deegaanka Soomaalida waxay sheegayaan in uu khasaare nafeed gaystay heerkulkaas todobaadyadii u dambeeyey sare u sii kacayey. Sida uu...

Guddoomiye Xirsi oo la Kulmay Urur Dhallinyaro

Guddoomiye Xirsi oo la Kulmay Urur Dhallinyaro

Guddoomiye Xirsi oo la Kulmay Urur Dhallinyaro Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali X Xasan ayaa kulan la qaatay hogaanka ururka Dhallinyarada MIDEEYE oo ka mid ah ururrada ugu balaadhan deegaannada Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa. Kulankan oo...

Xisbiga Waddani oo Beeniyay Dallad la Sheegay inay ku Biirtay KULMIYE

Xisbiga Waddani oo Beeniyay Dallad la Sheegay inay ku Biirtay KULMIYE

Xisbiga Waddani oo Beeniyay Dallad la Sheegay inay ku Biirtay KULMIYE Hargeysa(Qaran news)-Ma jirto dalad magaceedu yahay Sama-wade oo ka tirsanayd ama ka diiwaangashanayd Xisbiga WADDANI oo ku biirtay Xisbiga Kulmiye. Xisbiga Kulmiye waxa had iyo goor u caado ah inay...

Faysal Cali Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya

Faysal Cali Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya

Faysal C. Waraabe oo Xalka dawladnimadooda kala Taliyay Soomaaliya Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ugu baaqay Soomaaliya in aanay dawladi u hirgalaynin ilaa ay fuliyaan qoddobo uu si gaar ah ugula taliyay. Sidaasna wuxuu ku...

U diyaargarawga munaasibadda Qaran ee 18-ka May.

U diyaargarawga munaasibadda Qaran ee 18-ka May.

𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 (Qaran news)-Waxa shalay ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah shir daarranaa u diyaargarawga munaasibadda Qaran ee 18-ka May. Guddida Qabanqaabadda Munaasibadda Qaran ee 18-ka May ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda JSL oo ka...

Articles

Police Chief Inspected the market in Hargeisa

Police Chief Inspected the market in Hargeisa

Police Chief Inspected the market in Hargeisa Hargeisa (Qaran news)-The Commander of the Police of the Republic of Somaliland, Sergeant Mohamed Saqadhi, today inspected the market in Hargeisa. Commander Saqadhi urged the businessmen to cooperate with the police force...

Wasiirro Furay Nidaamka Casriga Ee Nootaayooyinka

Wasiirro Furay Nidaamka Casriga Ee Nootaayooyinka

Wasiirro Furay Nidaamka Casriga ee Nootaayooyinka Hargeysa(Qaran news)-Wasiirrada Wasaaraddaha Cadaaladda iyo Horumarinta Maaliyadda JSL Md. Saleebaan Warsame Guuleed iyo Dr. Sacad Cali Shire ayaa xalay [07 April, 2024] magaalada Hargaysa ka daah-furay Nidaamka...

Guddoomiyaha wakiillada oo la kulmay wasiirka koowaad ee Wales

Guddoomiyaha wakiillada oo la kulmay wasiirka koowaad ee Wales

Guddoomiyaha Wakiillada oo la Kulmay Wasiirka koowaad ee Wales Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda JSL Mudane Prof Yaasiin Madamuud Xiir (Faratoon), ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka 1aad ee Wales Mr Vaughan Gething oo dhawaan loo doortay...

Taxabe: Ayuu  ahaa Qadar ama Khadar kii Kayaabiyey Nabi Muuse cs?.

Taxabe: Ayuu ahaa Qadar ama Khadar kii Kayaabiyey Nabi Muuse cs?.

Ayuu ahaa Qadar ama Khadar kii Kayaabiyey Nabi Muuse cs?. Nabigii Alle ee Muuse cs waxa uu ka mid ahaa Adoomihii Alle ee illaahay toos ula xidhiidhi jiray ama uu Alle toos ula hadli jiray, Hadaba Aadamuhu waa iska daciife waxa dhacday in uu Nabi Muuse cs uu is...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up