Latest News

Ciidanka Booliska oo Digniin u Jeediyay Gaadiidleyda

Ciidanka Booliska oo Digniin u Jeediyay Gaadiidleyda

Ciidanka Booliska oo Digniin u Jeediyay Gaadiidleyda Hargeysa(Qaran news)-Ciidanka nabadgelyada waddooyinka Somaliland ayaa digniin adag ka soo saaray Laydhka saayidka ah ee gaadiidka lagu xidho, waxaanay sheegeen in dirawalka lagu qabto isaga oo gaadhigiisa ku...

Koobkii Tartanka Murrashax Cirro oo ka Furmay Bali-dhiig

Koobkii Tartanka Murrashax Cirro oo ka Furmay Bali-dhiig

Koobkii Tartanka Murrashax Cirro oo ka Furmay Bali-dhiig Hargeysa(Qaran news)-Koobka Ramadaanta ee uu maalgeliyey musharraxa madaxweynaha xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa si rasmi ah uga furmay degmada facaweyn ee Balli-dhiig. Tartanka Cirro-cup waxa ka...

Maxay Itoobiya ka faa’iideysaa ku biiridda Jaamacadda Carabta?

Maxay Itoobiya ka faa’iideysaa ku biiridda Jaamacadda Carabta?

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa dhowaan ugu baaqay muwaadiniinta dalkiisa inay bartaan luqadda Carabiga, taas oo uu sheegay inuu dalban doono in lagu dhigo dugsiyada dowladda Itoobiya, isagoo dhanka kalena rajo ka muujiyay in Itoobiya ay ku biirto ururka...

Somaliland’s Presidential Candidate Calls Somalia a Failed State

Somaliland’s Presidential Candidate Calls Somalia a Failed State

A presidential candidate in this year’s presidential elections in Somaliland has termed Somalia a “failed state.” Faysal Ali Warabe, the leader of the Justice and Development Party (UCID), said that Somalia is a “failed state” replete with corrupt and incompetent...

Death toll in Moscow concert hall attack climbs to 133 – investigators

Death toll in Moscow concert hall attack climbs to 133 – investigators

More bodies have been recovered from the fire-ravaged building, with the search still ongoing, Russia’s Investigative Committee says The death toll in the terrorist attack on the Crocus City Hall in Moscow Region has grown to 133, Russia’s Investigative Committee said...

Maxaa xalay ka dhacay Ruushka, yaase ka dambeeyay?

Maxaa xalay ka dhacay Ruushka, yaase ka dambeeyay?

Dabley hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday hoolka bandhig faneedka oo ku yaalla magaalada Moscow, halkaasoo ay ku dileen ugu yaraan lixdan qof in ka badan boqol qof oo kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen laamaha ammaanka ee Ruushka. Ugu yaraan afar weeraryahan...

Articles

An East African Port Deal the World Should Applaud

An East African Port Deal the World Should Applaud

Many countries’ skepticism of a recently announced deal that gives Ethiopia naval basing rights in exchange for recognizing Somaliland’s independence is misguided. While the pact has stirred consternation, especially in Somalia (which claims Somaliland as part of its...

Red Sea crisis reduces Ramadan cheer for war-torn Yemen

Red Sea crisis reduces Ramadan cheer for war-torn Yemen

  Red Sea crisis reduces Ramadan cheer for war-torn Yemen Taez (Yemen) (AFP) – Months of missile attacks across the Red Sea are casting a shadow over Ramadan in war-torn Yemen, contributing to rising prices as many struggle to afford the holy month's traditional...

Agaasimaha Biyaha oo la Kulantay wefti ka Socday Denmark

Agaasimaha Biyaha oo la Kulantay wefti ka Socday Denmark

Agaasimaha Biyaha oo la Kulantay wefti ka Socday Denmark Hargeysa(Qaran news)-Agaasimada Guud ee Wasaaradda Horumarinta kheyraadka Biyaha Marwo Nafisa Maxamuud Shirwac oo ay Weheliyaan qaar ka mida Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda ayaa Xafiiska Agaasimaha Guud ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Jaaliyadda Faransiiska

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Jaaliyadda Faransiiska

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Jaaliyadda Faransiiska 𝐏𝐚𝐫𝐢𝐬(Qaran news) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo safar shaqo ku joogga wadanka Faransiiska, gaar ahaam magaaladda Caasimadda ah ee...

Yuusuf Cabdi Gaboobe waa halgamaa inaga mudan ixtiraam iyo maamuus

Yuusuf Cabdi Gaboobe waa halgamaa inaga mudan ixtiraam iyo maamuus

Yuusuf Cabdi Gaboobe waa suxufi weyn oo reer Somaliland ah oo ka badheedha difaacida dalkiisa hooyo oo uu u soo galay halgan adag. Yuusuf Gaboobe oo warbaahintiisii HAATUF media ay weli xidhan tahay sidii dawladdii hore uga xidhay, haddana taasi wax xumaato ah ugumuu...

Xisbiga WADDANI oo Bogaadiyay  Haweenka Somaliland

Xisbiga WADDANI oo Bogaadiyay Haweenka Somaliland

Xisbiga WADDANI oo Bogaadiyay Haweenka Somaliland Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Garabka Haweenka Heer Qaran ee xisbiga WADDANI Marwo Foosiya Kayse Faarax ayaa dhambaal hambalyo ah u dirtay haween weynaha Somaliland iyo guud ahaan haweenka adduunka maalinta...

Cali Guray oo Qaraar sax ku Tilmaamay Go’aanka Maxkamadda sare

Cali Guray oo Qaraar sax ku Tilmaamay Go’aanka Maxkamadda sare

Cali Guray oo Qaraar sax ku Tilmaamay Go'aanka Maxkamadda sare Hargeysa(Qaran news)-Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa sheegay inay sax yahay qaraarka maxkamaddu. Wuxuu sidaas ku sheegay qoraal uu soo saaray oo lagu baahiyay facebook, waxaanu u dhignaa...

“”Abiy Ahmed wuu diiday inuu la kulmo Xasan Sheekh” Mustafe Qodax

“”Abiy Ahmed wuu diiday inuu la kulmo Xasan Sheekh” Mustafe Qodax

""Abiy Ahmed wuu diiday inuu la kulmo Xasan Sheekh" Mustafe Qodax Hargeysa-(Qaran news)-Siyaasi Mustafe Maxamuud Qodax ayaa sheegay in madaxweynaha dawladda taagta daran ee Soomaaliya uu geed dheer iyo mid gaaban u fuulay sidii uu ula kulmi lahaa hoggaamiyaha dawladda...

Most Popular News Articles

Ads

  Visitors Online

Newsletter Sign-up