Photo-news:Daawo Ciidamo la soo dhoobay Jidadka Burco si ay uga hortagaan mudaharaadyo ay ka cabsi qabeen in Shacabku kala hor yimaado M/weyne Biixi
by Qaran News | Sep 15, 2022
Guutooyin Ciidan ah oo lasoo dhoobay jidadka magaaladda Burco Cabsi Xukuumadu ka qabto in Shacabku ku mudaharaadaan Muuse Biixi.
Post Views: 604