Musharax Cirro oo maanta shir gaar ah la qaatey qaar ka mid ah madax dhaqameedka Beelaha Somaliland .
Lama garan karo arimaha ay ka wada hadleen hase yeeshee Cirro ayaa wada talooyinkii u dambeeyay ee la xidhiidha wixii mucaaridku ay yeeli lahaayeen marka la gaadho 13 Nov. 2022
Musharax Cirro oo Shir Khusuusiya la qaatey qaar ka mida Madax dhaqameedka S/land