Photonews:Gaawadhi Gaashaman oo Noocooda aan hore loogu arag oo ku soo Biiray Ilaalada M/weyne Biixi Safarkiisa Togdheer by Qaran News | Sep 17, 2022 Waa markii ugu horeysay ee gaadhi noocan ahi ilaaliyo madaxweyne Somaliland · Gaadhigani wuxuu kamid yahay baabuurta ay wataan ilaalada madaxweyne Biixi oo safar ku jooga magaalada Burco . Waa gaadiid nooca dagaalka ah oo Somaliland ku cusub Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 837