Musharraxa madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali X Xasan iyo masuuliyiin wehelinayay ayaa saaka bulshada kula shaaheeyay goobaha dadweynuhu isugu yimaaddan.
Madaxda Xisbiga ayaa bulshada uga xog warramay xaaladda siyaasadeed ee dalka sidoo kalena dhegaystay dareenka shacabka reer Berbera.