Musharraxa madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa gurigiisa ku qaabilay 23 hablood oo maanta laga soo daayay jeelka Gabiley,halkaas oo ay ku xidhnaayeen Muddo laba Todobaad ah.
Musharrax Cabdiraxmaan Cirro ayaa hablahan u xidhnaa mudaharaadkii 11-kii bisha waxa uu u jeediyay hadal dhiirigelin iyo dardaaran waxaanu ku boorriyay in ay adkaysi u yeeshaan tacadiga sharci darrada ah ee xukumadda wakhtigeedu dhammaanaya muwaadiniinta ku hayso.
Murashax ayaa sidoo kale hablahan u sheegay in ka xisbi ahaan ay u aqoonsadeen mujaahidiin qayb laxaad Leh ka qaatay isbadalka uu xisbigu doonayo…..
May be an image of 16 people, people standing, people sitting and headscarf