Photonews:Taageerayaal Safaariya oo laga qaaday Hargeysa oo Gaadhay Boorama+Sababta

Boorama waxaa had soo gaadhay taagerayaal tiro badan oo safaariya kuwasoo saarnaa 7 bas oo Hargaysa laga keenay oo ka qayb galaya madax tirsiga ururrada Siyaasada oo Berri Subax Boorama ka bilaabmaya.