PUNTLAND:
Soddonka degmo ee doorashadu ka dhacday iyo sida loo kala heley.
~Codadka la kala heley:
1. Kaah – 67,893
2. Mideeye – 48,062
3. Sincad – 28,985
4. Mustaqbal – 15,069
5. Ifiye – 12,864
~Xildhibaanada la kala heley:
1. Kaah – 286 xildhibaan
2. Mideeye – 211 xildhibaan
3. Sincad – 133 Xildhibaan
4. Ifiye – 78 xildhibaan
5. Mustaqbal – 57 xildhibaan
__
Natiijada hordhaca ah, Guddiga Doorashooyinka ka timi.
