Iib ma aha!
Qabyaaladda halkaa maanta gaadhay ee caruurtii ku hadaaqayaan anigu waxan u haystaa laba nin: Mw Muse Biixi iyo wasiir Maxamed Kaahin!
Mayarka Hargeysana waan ogaa in uu shaqayn karo meel ay kartiyi la gaadhoba, laakiin waligii inta aan ka aqaan daacad ma noqon karo si kasta oo uu isaga dhigo!