Qarankii Soomaaliyeed askari Maxamed Siyaad Barre la yidhaahdo ayaa dumiyay. Inuu dumiyo la yaab ma lahayn oo xoog iyo qori caaradii ayuu ku qabsaday.

Qaar dano gaar ah iyo tolnimo ugu dhinta ayaa ku gacan siiyay hoogga iyo halaagga uu Soomaali baday oo ilaa maanta dunsan.

Ilaa uu xadka dhaafay qaar baa moodayay inuu jab maagan yahay oo ay jirto wax u qarsoon. Balse bes ayay ka ahayd.

Cashar waa inoogu filan yahay askarigaasi waxa uu ina baday.

Guuleed Dafac absolutely