Writen by Qaran News |

Assalamu Calaykum

Qisadani waa qisadii 12 aad ee qisooyinkii aan ugu tala galay bisha Ramadaanta. Culimadii hore waxa ay ahaayeen qaar markasta xusuusta danta dan yarta aan haysan cid u hadasha. Qidadani waxa ay tusaale u tahay sida ay marar badan ay baahida dadka dan yarta iga hor marin jireen dantooda. Waa qiso ay cibro inoogu jirto dhamaanteen

Mahadsanid

Qisadii Caalimkii Dadka Danyarta ah u hadli jiray -Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyak ((12)