Marka aad jawaab u waydo kii wax dilay marar badan hadana waxan dilayaa kii lahaa yaana dilay Dawladaay? maaha wax la aqbali karo
Laascaanod waxa ka socda maaha wax sax ah baadhis gundheer ayay u baahan tahay meeshan dilka ka socdaa qalbiga ayuu gubayaa waayo Acyaantii iyo Haldoorkii uunbaaba habeenba mid la soo sheegaya gawriciisa
Qoladii badnayd ee xukuumada ka tirsanayd ee lahayd dilka digilkaa ka masuula hadana maxay inoola hadli waayeen iyagoo badan oo u sheegi waayeen cidan ka masuulka ah dilkan socda uun. ilayn waatii Midhif iyo Digilba la mastaafuriyee.”
Qorre:- Xildhibaan Maxamed Abiib
May be an image of 1 person