Qoraa u dhashay Somaliland oo Maxkamada Hargeysa Xukun ku riday

Saddex sanno oo xabsi ah iyo hal milyan Somaliland shilling oo ganaax ah ayaa maanta Maxkamadda gobolka Maroodijeex ku xukuntay qoraa Siciid Maxamuud Gahayr.
May be an image of 1 person and beard