Qoraa u jawaabay Wasiir Siciid Sulub

Siciid Sulub kol haddii uu ilaa maanta oo bandhiggii buugga laga joogo laba bilood oo wax dhiman uu ka hadhi la’ yahay oo albaabkayga aad u soo gargaraacay, wax aan wasiirka waydiinayaa: ha inoo danbayso dadkii bandhigga ka soo qaybgalay in ay jifada Cirro ahaayeen iyo in kale iyo in shirqool laguu dhigay iyo in kale labadubee, in lagu shirqoolo waxaa ka horraysa martiqaadid iyo in laguu yeedho e, horta yaa adiga kugu soo martiqaaday bandhiggii buugga?
Qoraaga buugii Madaxwayne Tuur Abdiqani oo u jawabay saciid sulub
No photo description available.