Qorshaha kama dambeysta ee Madaxweyne Muuse Biixi isleeyahey wuu Hirgalayaa Aan idiin soo koobo

Qorshaha kama dambeysta ee Madaxweyne Muuse isleeyahey wuu Hirgalayaa. Aan idin soo koobo. Wallow Asxaabta Mucaradkuna kooda diyaarsadeen 13 Nov 2022 in aan la isla dhaafi karin.
1. Guuritdda waqtigeda dhamanaya. Haloo kordhiyo Saleebana. Mohamed Kahin ha u baneeyo.
2. Isna muddo kordhin Inuu helo, hadii qorshahaasi suurta galo.
3. Xisbigana inuu Mohamed Hashi ku wareejiyo.
4. Ambassador Baashe Cawilna Wasiirka arimaha dibadda qaato.
Intaa waa macaal inta Maamo Aaminaweris Soo kicisey iyo heshiiska Muuse la galley kooxdda Mohamoud Hashi iyo Baashe Cawil. Waa haddeyse suurta galo fekerkaasi.
Waxeyna sal u tahey in gobolka togdheer ee lagaga adkaadey kulmiye shacabkiisa lagu kala qeybiyo. Wallow aan u arko iney tahey cigii waa ka beryey.
Intaasi waa dagaal lagu weerarayo Gobolka Togdheer iyo isbedelka dareenka shacabkaas in la yidhaahdo. Madaxweynuhu kursigina ina sii.
Hadaba waxa isweydin leh. Siddey ku suurta galleysa in Guurtidu korodhsato. Muuse ka shaqeeyo in Kahin gudomiye loo cumaamaddo. Miyaaney jirin rag kale oo ku tartamayaa shirgudoo nka Golaha Guurtida.
Qodobka labaad siddey ugu suurta galeysa inuu Muddo kordhin abaabulo bilaa buuqa. Berina yidhaahdo Xisbiyadow waqtigiini waa dhacey, Ana guurtidda ii kordhisey ee sidaasaan doorashadii tartanka ururadda u qabanaya.
Waxaan qabaa iney noqoneyso riyo-maalmeed. Waxuuse isleeyahey waxaad ku marmarsoota. Komishankii doorashadda qaban lahaa waa is casiley. Intaas markuu shacabka u sheego.
Waxa dhinaca taal qorshaha asxaabta qaranka oo aaminsan dastuurka dalka. In dalkan aaney ka dhaceyn muddo kordhin xoog maroorsiya. Balse iyagana qorshaooda iyo talabooyinkoodu waa kuwa qorsheysan. Waqtigeeda waad maqli doontaan.
May be an image of 1 person and standing
<img class=”j1lvzwm4″ role=”presentation” src=”data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
22
1 Comment
Like

 

Comment
Share