Rag Cadaalad Waayaa Sidii Cawsha Kala Yaac…… Aanada Abokor Jibriil Ha u Dhintee Eray Yar Baan Baanay.
Cadaalad darida maanta lagu Boobay dhulkii Ahmed-yasin Ali Sheikh Osman Nuur waa Tumaati iyo Godob ku maqan Maamulka macangaga ah ee maanta dalka ka taliya, siiba ninka Maxkamadaha haysta Adam Xaaji Cali Ahmed iyo Mayor-ka Magaalada Berbera Abdi-shukuur Maxmoud Cidin.

Fuad Sool
soolfuaad@yahoo.com