Kaftanka Todobaadka
Reer Burco waa dad kaftan badane waxa layidhi Safarkii Madaxwaynaha waxay u bixiyeen “Isku Filan.”😁
Markii sababta la waydiiyayna waxay yidhaahdeen, Madaxwaynuhu Sahaydiisa iyo Soo dhawayntiisaba isaga watay , dadkii uu Degmadda qoyta ugu qudbeeyay ee laga dhigay Reer burco oo Madaxwaynaha ka hor yimina, ma ahayn reer Burco ee waxay ahaaye dad waftiga ka mid ah oo saarnaa Basas Safarka Madaxwaynaha la socday.
Talow Oodwayne, Caynabo, Laascaanood iyo Magaalooyinkii kale ee Madaxwaynuhu Marayna ma waftigiisa uunbaa kusoo dhaweeyay?
May be an image of 4 people, car, road and text