Roob laxaad leh oo dabayl wata ayaa caawa ka da’ay Magaaladda Hargeysa.
Roobknan ayaa inta badan magaaladda ka da’ay.
Inta la og yahay labo ka mid ah taawarada Isgaadhsiinta ee shirkadda Somtel ayaa soo dhacay kuwaas oo aan gaysanin wax khasaare ah.