Saan-saan mudaharaad oo ay dhigaan xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa laga dareemayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Guddida nabad-gelyada G.Togdheer iyo xisbiyada mucaaridka ayaa shir ugu soo dhamaaday hadda xarunta dowlada hoose ee Burco waxaana lay xaqiijiyey in xisbiyadu u gudbiyeen warqada ogaysiin ah oo la xidhiidha mudaharaadka.
Sidoo kale waxa socda shirar u gaar ah xisbiyada oo ay arrintan kaga arrinsanayaan.
Wixii warar ah ee ka soo kordha halkan nagala soco.
Khaalid Bakayle
May be an image of 7 people and people standing