“Saaxiibaday waxaan leeyay caqligu haydin shaqeeyo, anaguna ma jeclin in aanu golaha furano oo aanu ka shaqaysano idinkoo maqan,
Anagoo ka shaqay san karayna oo 42 xildhibaan iyo ka badanba ku joogna hadana waxaynu tixgalinaynaa in aynu isku nimaadno”
Xildhibaan Maxamed Khadar