Sadex Xubnood oo ka mida Xubnihii Komishanka ee Muuse Biixi & Saleebaan Gaal magacaabeen oo codkii kalsoonida Barlamaanka waayey
by Qaran News | Jun 20, 2022
Saddexdan xubnood ayaa Golaha Wakiillada Somaliland diideen.
Afar kale ayay ansixiyeen, guddida Doorashooyinka Somaliland.
Post Views: 609