Salaatul Khusuufka(Dayax Madoobaadka) Oo Aan Caawa Laga Tukan Xaramka Makkah!

Maamulka Arrimaha Diinta Ee Sacuudiga Oo Oggolaan Waayey In Lagu Oogo Xaramka Makkah Salaadda Khusuufka(Dayax Madoobaadka) Taasoo Loo Cuskaday Qodob Diini Ah Ee Laga Soo Xigtay Rasuulkeenna Muxammed SCWS Taasoo Ahayd Kolka La Arko Khusuufka Ayaa La Tukan Karaa Salaaddaa, Sida Cad Caaway Jawiga Sacuudiga Waa Jawi Roobaad Ee Saxaab Fara Badan Ku Geedaaman Ee Aan La Arki Karin Dayax Madoobaadka, Sidaa Darteed Waxaa Laga Cudur Daartay In La Tukado Salaatul Khusuufka(Dayax Madoobaadka)

Ali Sheikh Adam

SASH NEWS (SAUDI NABA NEWS)

Ali Adam