Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa mudanayaasha ku wargeliyay inay maalinta berriya yimaadaan iyaga oo sidan ka buuq iyo sawaxan yar.
Haddalkan guddoomiyaha ayaa ku soo beegmaya xilli khilaafkii arrimaha doorashooyinka ee dalka ka jiray uu ku soo ururay xarunta golaha guurtida.
Sidoo kale wararka aanu ka helayno xildhibaanada aqalka guurtida ayaa sheegaya in waraaqdii mudda kordhintu soo gaadhay xarunta golahaasi.