GARDARADA SOKEEYAHA RAG BAA GEES BICIID U LEH.
Saleebaan waa nin u hamuuma colaadaha sokeeyaha. Tii horaynu ogayn, tii dambena waynu ogayn. Noloshiisa maalin uu same ka taliyay sheeko iyo shaahid laguma hayo. Maantana maxaa laga filayaa ma wanaag? Weger! Waar isaga iska daaya oo 81ka kale ma adoomo uu isagu iska leeyahay baa?”
Siyaasi Cali Guray.
May be an image of 1 person and text that says '၁၀၀၀ SOLO'