Sawirka kore waa hooyo reer Berbera ah oo shalay u soo baxday in ay soo dhawayso madaxweynaha Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.
Hoiyada iyo ilmaheeda yari waxa uu noqday sawir soo jiitay caalamka oo dhan waana sawirka aanu u xulanay in uu yahay sawirka todobaadka.