Writen by Qaran News |

Aqalkani waa guriga cusub ee Siilaanyo loo dhisay ee uu hada deganyahay oo loo bixiyay Villa Siilaanyo, iyada oo magacaabay laga soo min guuriyay Villa Somalia oo uu degan jiray Siyaad Bare hadana hoy u ah  Farmaajo.

Aqalkani uu deganyahay madaxweynahii hore Mr Siilaanyo waxa uu ku yaalaa xaafada State House-ka