Caruurtii ku jirtay qolka ay geelu daaqayaan daaqadiisa oo dibada u soo baxay oo shiidaaya Geela si ay uga kaxeeyaan dhirta qurxinta ee uu daaqaayo.

Magaalada Hargeysa waxa daaqaaya boqolaal kun oo xoolo oo ka kala kooban geel, adhi iyo lo kuwaasi oo u baahan in magaalada laga saaro hadii kale lagu caawiyo dadka u baahan ee jooga magaalada dibadeeda.

Waxa aad arkaysaa xoolaha magaalada daaqaaya oo sumad looga dhigo qofka leh telefoon number-kiisa sida geelan gurigan daaqaaya oo kale oo numbarka ku qorani uu yahay. 0634545981, si hadii uu lumo loogu yeedho.

Isku soo wada duuboo xoolahani xaalufinta ku haya dhirtii magaalada waxa ay lid ku yihiin qorshahii cagaaraynta caasimadda ee uu watay Maayarka cusub ee Hargeysa mudane Mooge