Saxafi hore oo lagu dhex garaacay Hargeysa by Qaran News | Aug 15, 2022 Saxafi hore Barkhad Maxamuud Geedi oo ka tirsan Xisbiga Waddani ayaa jugo Hargeysa lagu gaadhsiyay. Wuxuu sheegay in dadka jugaha gaadhsiyay qaarkood wejiyadooda garanayo, balse uu ku daba jiro. Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 534