SHABAABKII XASAN SHIIKH WAXAY KU SOO GURMAYAAN LAASCAANOOD SI AY NABADDA UGA SII FOGEEYAAN.

Shabaabkii iyo ictisaamkii uu xasan shiikh maamulayay waxay isku soo uruursadeen laascaanood oo ay hore ugu adkaatay inay dagaal kaga soo qaadaan s/Land iyagoo doonaya inay carqalad uga dhigaan aqoonsiga ay diyaarka ula tahay dawladda maraykanku waxa dhinac socda dawladda jabuuti oo ay si indho la’aan ah ugu Wada socdaan xasan shiikh, Su’aasha meesha taallaa waxa weeye arggagixisada Labada maamul ay wataan ma ka hor tegi karaan danaha dawladda maraykanku ay ka leedahay geeska afrika jawaabtu waxay tahay fashil weyn oo ku soo socda xamar oo ay sababtay lacagihii uu maraykanku ka jaray soomaaliya ayay doonayaan inay kula gogortamaan caalamka illayn ismaaciil geelle maraykan badda s/Land kama celin karee Labada oday waa lacagdoon.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.





