Shalay & Maanta Labo dhacdo oo is-shabaha

2009 iyadoo Guurtidu dooneyso maalin jimce ah ineay u kordhiso sannad Ex-M/weyne Daahir Rayaale kaahin,Kulmiyena mudaharaad xoog leh ku hortaagan yahey ayaa Guddomiyaha Guurtida Saleebaan Gaal amray in Jimcaha laysu soo cibaadeysto oo sabtida laysagu soo noqdo.

Maalintii sabtida waxey noqotey maalin Shimbir kheyr qaba oo international community,Ethiopia iyo Safiir ku xigeenka Ingiriisku hoggaaminayo ayaa soo kala gaadhey labadii dhinac. Waxaana ka dhashay heshiis lix qodob ah oo labadii dhinacb ku qanceen,Maantana maxay Dhacdadaas iska shabahaan