Alle ha u naxariisto Sheekh Ismaacil Maxamuud Cigaal “Cumbaale” oo ahaa Hogaamiyaha & Khatiibkii Guud ee Culimada Tabliiqa geeska Afrika ayaa Maanta ku geeriyooday Magaalada Jeddah ee Dalka Saudi Aarabia.Sheekha ayaa caan ku ahaa fidinta Diinta Islaamka ee Caalamka oo dhan gaar ahaana dhulka Soomaalida.
