Waxaanu  halkan Hambalyadda ciidal udxiyadda u diraynaa dhamaan macmiisha shirkadda Dahabshiil Group, maamulka, wakiilada, hawl wadeenada shirkada meel.kasra oo ay joogaan iyo dhamaan imadda muslimiinta ah waxa aanu u rajaynaynaa dhamaan in ciidan ciidkeeda aan ku gaadhno caafimaad qab iyo cimri dherer iyo cibaado suuban iyo in Ilahay ( SWT) Dhibaatada iyo colaadaha ka dul qaado dhamaan umaddaha muslimiinta ah .

Waxa aanu Alle ka baryaynaa in uu dhamaanteen inaga aqbalo acmaashii saalixa ahayd ee aynu soo gudanay maalmihii barakaysnaa ee Dil’hija.

Abdirashid  Duale CEO

Dahabshiil Group