Shirkadda Diyaaradaha Ee Ethiopian Airline oo Maanta hakisay Duulimaadyadeedii Addis Ababa+Sababta

Shirkadda Diyaaradaha Ee Ethiopian Airline ayaa maanta hakisay duulimaadyadeedii Addis Ababa, ka dib markii ay ceeryaamo iyo Roobab wada socdaa dabooleen Magaaladaasi Caasimadda ah.
Qoraal ay shirkadu soo saartay ayay sidaas ku sheegtay.
