“Shuruudaha lagu xidhay khudbad-jeediyayaasha jimcaha ee ay soo saaraty (wasaaradda diinta iyo awqaaftu) waa kuwo loogu talagalay in aan xaqa laga sheegin guryaha Ilaahay.
Waxa xiga un in khudbadda oo diyaarasan oo ay soo diyaarisay ( wasaaraddu) WahatsApp-yada loogu diri doono imaamada masaajidda” Cabdimalik Muuse Coldoon.
May be an image of 1 person