Writen by Qaran News |

Bismilaah……………………..
Qisaa  jirtay la sheego in waraabe iyo sheekhii caanka ahaa ee ina Cali Qablax dhexmartay:
Waraaba reer ka cunay inan yar (wiil), reerkii oo ka murugaysan wiilkii waraabuhu cunay ayuu habeenkii dambe soo ciyay isla waraabihii, sheekhii oo guriga jooga ayaa maqlay cidii waraabaha, goortaas ayuu yaabay sheekhii waxaanu yidhi…hooo.. oo miyaanu kaasuna ogayn in la nacay.
Hadda Siilaanyo iyo habartiisu in la NACAY miyaanay ogayn !!!